. VIDEO: Maxaa ka cusub mar kale Horumarka Magaalada Muqdisho?

Sunday, February 9, 20140 comments



Newbanaadir oo aad u soo dhaweynaya horumarka socda waxeeyna ku tilmaameyn wax lagu farxo howlaha uu Maamulka Gobolka Banaadir uu ka wado Magaalada Muqdisho.
Muqaal ahaan & Bilic ahaan Muqdisho aad ayeey isku badashay waxaadna ka dareemi kartaa sida Shacabka uga hadlayaan Xaalada Amaan iyo mid Horumareed ee ka jirta Magaalada ee nala daawo muuqaalkani waa qeyb ka mid ah Horumarka Cusub ee dalka.









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog