6 nooc shumiska ama baashida ugu mac ee qofta kacsi dartiis hawada galeyso?

Monday, March 31, 20140 comments

Bishimaha ayaa lagu tilmaamaa qeybta labaad ee raaxada marka laga soo tago xubnaha taranka labada lamaane. Waxaana xusid mudan in Shumiska uu dhowr nooc kala yahay oo mid waliba ay wadato heer kul u gaar ah.

Shumiska Dheer (Dhuuqmada) waa mida afka dhan uu ka qeyb galo, bishamaha carabka, ilkaha iyadoo qoor gilin ay ku jirto. Waxa la xaqiijiyay in ragga %70 iyo %62 oo haweenka ah ay jecel yihiin noocaan.

Shumiska carabka waa midda madax ilaa labada cagood gaarta.
Shumiska Isha waxaa ku jira ixtiraam iyo cishqi sidoo kale Shumiska baarka indhaha waxaa jecel haweenka 40%, ragga ayaa iyana 60% ka hela Shumiska dhagta ah oo dareenkeda diyaar ka dhiga.

Shumiska balanta waa shumiska naaska waxaana jecel ragga 75% halka haweenkuna 94% jecel yihiin.
Shumiska Sanka waxaa jecel 90% haweenka halka 55%, ragguna ay jecel yihiin.

Shumiska kadiska ah qofka oo aan ku ogeyn oo aad Shumis ku xado ayaa heer kulkeeda waxa uu yahay 10 darajo.

Halka Shumiska ay Diyaar garowday/diyaar garoobay uu leeyhaay xaraarad aad uga sareyso kan xatooyada ah , haweenka ayaa Sidoo kale jecel in laga Shumiyo Qoorta taasi oo iyaga ka dhigta kuwa dareenkooda noqdo qof is dhiibay gacmahana laa laadiya











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog