Hobalka qaranka soomaaliyeed ee Cabdiqaadi Juba ayaa si naxdin badan kaga hadlay dhacdo ka dhacay magaalada Toronto ee wadanka canada kadibb markii halkaasi lagu dilay wiil dhalinayaro ah oo uu dhalay nin ay aad saaxiibo dhow u yihiin.
Fanaan Juba oo ilmada ka da’ayso ayaa shacabka soomaaliyeed ugu baaqay inay ka waantoobaan dhibta uu ku keenayo oo qabiilka si loogu gudbo helida masaalaxo guud oo dantu ugu jirto umada soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka soomaaliya iyo kuwa dibada ku nool.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com