Daawo Video: Arag fadeexad diinta gef ku ah oo siyaasi Soomaali ahi sameeyay: Sawir

Saturday, March 22, 20140 comments

Mid ka mid ah howl wadeenada safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Roma/Italy oo magaciisa lagu soo koobay Aweys ayaa la arkay isagoo masuul sare oo dowlada Italy ka tirsan u salaamaya qaab gef iyo denbi weyn ku ah diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida.

Siyaasigan ayaa kaamirooyinku qabteen isagoo u sujuudaya ninka siyaasiga cadaanka ah, taasoo noqotay arin aad uga careysiisay Soomaali badan.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog