Fanaanada Asmo Love ayaa maalmihii u dambeeyay soo saaraysay heeso cusub oo aan kala dhicin, maantana waxaan idin kaga haynaa muuqaal cusub oo runtii dad badan ay aad uga heleen.
Heestaan cusub ayaa magaceeda waxaa la yiraahdaa Xanaano waxaana erayadeeda sameeyay Abdirisaaq Jaylaani halka laxanka uu si cajiib ah u saaray Ahmed Weli Furinle oo ah seyga Asmo Love.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com