Habka ugu fudud ee qalbiga haweeenka lagu soo jiito? Ninyahoow Sidaan Samee Waa Hubaal In.....

Friday, March 7, 20140 comments

Ninyahoow hadaad rabto in aad ku guuleysato qadarinta ay kuu hayso xaaskaada waxaa muhiim in aad ogaato furayasha qalbigeeda.

Ugu horeynta haka xishoon in aad mar waliba u muujiso jaceylka aad u qabto iyo dareemahaada dhankeeda ku aadan , ogaaw haweeneyda xitaa iyada oo og in aad jeceshahay kama dharagto in ay maqasho erayga wan ku jeclahay .

Sidoo kale xitaa hadaad mashquul tahay u sheeg oo ku dheh maskaxdeyda waad ka bixi la dahay , xitaa hadii wicitaanka waqti ku saamaxeyn SMS u dir u sheeg in ay ku hor taagan tahay .

Arinta ay ragga badan ay iloowsan yihiin waxa ay tahay in haweeneydu jeceshay in ninkeeda uu u daliigo ogaaw waa cunug yar oo waa u baahan tahay naxariis iyo dal daliigida.

Arintaan iyana waa muhiim oo u muuji in aad u maseereyso ogaaw haweenka taasi jaceylka ninka uu u hayo ayay ku qiimeeyaan.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog