Daawo Fanaanada Rihanna oo Heesaheeda noqdeen kuwa ugu Qaalisan Dalka Shiinaha

Sunday, April 13, 20140 comments

Fanaanada Rihanna ayaa noqotay fanaanada loogu jacayl yahay Dalka Shiinaha kadib markii heesaheeda noqdeen kuwa loogu dhagaysiga badan yahay.

Xiddigtaa ayaa la sheegay in heesaheeda gaar ahaan albunadii u danbeeyay noqdeen kuwa loogu jacayl yahay Dalka shiinaha.    

Sida uu baahiyay Wargays ka soo baxa Shiinaha waxaa sare kac sameeyay bilahii u danbeeyay qiimaha la kala siisto albunada xiddigtaa oo noqday kuwa loogu jacayl yahay shiinaha.

Fanaanada Rihanna ayaa ka mid ah fanaabiinta loogu xiiseeyo Caalamka waxa ayna can ku tahay heesaga popka oo taageerayaal badan aad u xiiseeyaan.


Halkaan Ka Daawo









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog