DAAWo MUCJISO: Nin Isagoo Hurda Mar Walba Xaaskiisa U Galmooda, MA AAMINAYSID ILAA AAD INDHAHAAGA KU ARAGTO

Wednesday, April 2, 20140 comments

Nin aduunyo joogoow maxaa aragti kuu laaban, muuqaalka aan halkaan idin kugu hayno ma ahan filim la jilayo laakiin waa documentary laga sameeyay nin qaba cudur lagu magacaabo sexsomnia.

Cudurkaan waa mid dad dhif ah ku dhaca, qofkii uu ku dhacana waxa uu awoodayaa inuu insagoo hurda lamaanihiisa u galmoodo.

Ninkaa cudurkaan qaba xaaskiisa ayaa qaati ka taagaan, waxayna qarka u saarantahay inay iska furto madaama aysan u dulqaadan karin nin isagoo hurda markasta u galmoonaya weliba si xoog ah.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog