Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij xiiso badan oo Tvga Qaranka uu ka diyaariyey Munaasibadii Balaadhnayd ee Shalay ka dhacday magaalada Muqdisho, Looguna Dabaal degayey Aasaaskii Ciidanka Xooga Dalka.
Maalintii shalay Ayaa waxaa ay ilmadu ka Qubatay dad badan oo kusugnaa Goobta ay ka dhacday Munaasibadan Balaadhan waxaana soo Qayb galay madaxda dawlada, Sidoo kale Ciidanka Xooga dalka oo dib udhis Balaadhan lagu sameeyay Ayaa soo bandigay Dhoolatus.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
