Dareenka Dumarka : Naagaha waxay ka helaan ragga Nadaafada Guriga ku dadaala

Sunday, April 13, 20140 comments

Waxaa hoyga sirta Nolosha newbanaadir ay soo ogaadeen in Dumarka aad u jecelyihiin Ragga ka qeyb qaata Nadaafada guriga kuwaasi oo dareen farxadeed dareemaya .

Daraasado la sameeyay ayaa sheegaya in ninka oo ka qeyb qaata shaqada nadiifinta iyo hagaajinta guriga in ay dareensiineyso farxad ragga kale aysan haysan ee aan sameyn arinkaan oo kale .

Arintaan ayaa ninka ka sacideysa in uu ka taqaluso dhamaan cadaadisyada nafsiyanka ah ee ka imaan lahaa gabadha xiliga guurka ka dib.

Sidoo kale daraasadda ayaa sheegeysa in ninka nadiifinta guriga ay u tahay hab uu uga baxsado mashaakilaadka lamanatiisa waxa ayna dareensiineysaa tani xasilooni .

Hadaba Ragga jaanis ayay u tahay arintan ay maanta wacadaraha.com kuu soo bandhigtay waxaana suura gali doonta in uu saxmo jawiga guud ee dareenka nolosha.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog