Dumar xalaal ah ayaa Alle ku arsaaqay galmada ragga ayuu ka doortay qiso yaab badan

Thursday, April 3, 20140 comments

Ninka marka uu akhlaaq iyo diin ka tago wax kasta waa ka suuroobayaan, futada ragga in isticmaalo waxaa loo yaqaanaa liwaad waa dembi aad iyo aad u weyn oo Alle ku halaagay qoomka Nabi luud.

qisadan waa qiso yaab badan waxay leedahay naag u dhalatay dalka masar : ninkayga laba iyo toban sano kaddib ayaan ogaaday inuu nimanka u tago siiba da'yarta markaan ku qabsadayna wuu qirtay wuxuu igu yiri aniga xor baan ahay soo kama fiicna inaan naag kale kula guursado?  

aad baan uga naxay waxaan damcay inaan furriin dalbado laakin waxaan u cabsaday carruurtayda inay dandarroobaan, waxaan go'aan ku gaaray inaan waaniyo si uu uga towbad keeno, laakin dhib kale ayaan ku dhacay oo ah inuu iga dalbado inuu aniga gadaal iga isticmaalo, mar hore ayuu iga dalban jiray laakin waan u diidi jiray, laakin hadda mushkiladan kaddib waan u oggolaaday waxaan u qaatay inuu ka harayo galmada ragga, laakin waxaan maqlay isagoo taleefan kula hadlaya nin saaxibkiisa ah oo uu u sheegayo inuu soo ballamay wiil si ay ugu sameeyaan xumaanta liwaadka, dabcan markuu soo noday aniga guriga waanba ka tagay carruurtaydana waan qaatay umana sheegin iyaga sababta aan uga soo tagay guriga.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog