Kulan ay maanta isku yimaadeen Ganacsatada Xaafada islii iyo Xildhibaana ka tirsan Baarlamaanka Kenya ayaa Dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay isdejiyaan, waxayna wacad ku mareen in ay soo dhicinayaan xaquuqdooda.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com