Fiirso Sawirada:- Wali ma aragtay Gabadha uu dhalay Boqorka Sacuudiga?

Tuesday, April 1, 20140 comments

Layaab yeeysan kugu noqon, waa Gabar qurxan, soo jiidasho leh fur furan, waxay xirataa Niqaab yar, waxaana muuqda qeyb yar oo tinteeda kamid ah.

Adlah Bint Abdullah bin Abdel Aziz Al Saoud, waa Gabar ilbax ah oo u dooda xuquuqda Dumarka Sacuudiga.

Abdullah bin Abdel Aziz Al Saoud, oo wareysi siisay Wargeyska kasoo baxa Faransa ee lagu magacaabo “La Figaro” ayaa waxay ka hadashay Guurka, Xijaabka iyo shaqada.

Dalka Sacuudiga ayaa ah dal aad ugu ad adag dhanka diinta, laakiin qoyska kasoo jeeda Boqortooyada dalkaas xukunta maahan kuwa si rasmi ah ugu dhaqma shareecada Islaamka.




















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog