Fiirso Video: Al-Shabab oo laga baadi goobayo howdka Sh/Hoose

Saturday, April 12, 20140 comments

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM ee dhawaan la wareegay gacan ku haynta qeybo ka tirsan Shabeellaha Hoose ayaa wada howlgal ay keymaha howdka Shabeelaha Hoose kaga baadi goobayaan xoogaga Al-Shabaab.

Waxaana howlgalkan si wada jir ugu qeyb qaadanaya ciidamada Dowladda iyo kuwa Ugandha ee qeybta ka ah AMISOM, kuwaasi oo iyagoo hubka noocyadiisa kala duwan ku hubeysan keymaha u dhaxeeya Qoryooley iyo Janaale ka baadi goobaya maliishiyada Al-Shabaab iyo goobaha ay kaga dhuumanayaan deegaanadaasi.














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog