FIIRSO VIDEO: Qadiyada Ogadenia oo Baarlamanka Yurub Ka dooday, Wariye Soo Bandhigay Muuqaal Sir Ah (Naxdin)

Tuesday, April 8, 20140 comments

Baarlamaanka Europe oo shir loogu qabtay Qadiyada Shacabka Ogadenia ee ku dhaqan wadanka Ethopia, Waxaana sidoo kale Goobta Lagu soo bandhigay Arimo Argagax Badan.

Wariye Kasoo Jeeda Wadanka Sweden oo Lagu soo dhaawacay Laguna Xidhay Wadanka Ethopia ayaa wuxuu soo Bandhigay Wuxuu Halkaasi kusoo Arkay.

Sidoo kale waxaa Goobta ka hadlay Xubno Caan ah Ka ah Aduunka Kuwaasi oo kasoo Qayb galay Kulankaan Lagu Qabtay Guriga Baarlamaanka Europe Waxayna Canaan kala dul dhaceen Dawlada Ethopia.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog