Raaxada Noocaan Ah Ragga Waa Ooyaan .

Tuesday, April 1, 20140 comments

Gabaryaheey waxad ogataa in ninkaada kaliya uusan mas`uul ka aheyn in uu kaa dharjiyo ciyaarta sariirta , balse waxaad ogataa in ay qoorta kuu suran tahay shaqo weyn oo ah in aad kicisid dareemihiisa isna , waxaadna ogataa in taasi hadaad u sameeyso in isna si weyn uu kuu baahi tirayo.

Qorshaha ku darso in dhagaha ay door weyn ka qaataan kicinta ninka , ee gabaryaheey maskaxda ku qufulatay in ninka uun raaxada laga rabo waxaad sameysaa la hadal ninkaada xiliga ciyaarta macaan socoto oo si hoose hadal ham ham ugu sheeg dhagtiisa .

Qubarada Newbanaadir ee dhanka aqoonta sariirta ayaa waxa ay leeyihiin arintaan ragga waxa ay ka sii qaadaan kalsooni oo waxa ay dareemeyaan in ay awood u leeyihiin in ay dharjin karaan lamaantooda waxa una sii qaataa kacsi macaan badan .

Qubarada Newbanaadir waxa ay intaa ku darayaan in ay jiraan


gabaryaheey erayo macaan oo ay haboon tahay in aad adeegsato xiliga macaankaada uu malabyarowga kugu ciyaarsiinayo waxaana ka mid ah , waxaa tahay ninka aduunka ugu fiican maxa yeelay si weyn ayaad ii kicisay oo aad iigu raaxeysay ,
Sidoo kale waxaad adeegsan kartaa jirkeyga baahan waa uu kuu baahan yahay , adiga mar waliba si sahal ayaad darenkeyga ku kicisaa nin soo jidasho leh ayaa atahay , raaxadaan oo kale waligey ma arag , waxaan haatan ku biibayaa garabyada macaanka , raaxo la yaba leh ayaad i tusisay .

Gabaryaheey ogaaw hadalka macaan waa u muhiim inta galmada socoto waxa ayna sii xoojisa macaanka ciyarta kala baxa ah ee sariirta .













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog