VIDEO: Daawo Film Muqdisho lagu soo duubay oo uu nin cadaan ahi sameeyay oo London lagu soo bandhigay

Wednesday, April 9, 20140 comments

Film gaaban oo la magac baxay “LIFE FROM MOGADISHU” oo uu nin cadaan ahi sameeyay ayaa lagu soo bandhigay caasimadda dalka Ingriiska ee London.

Filimkan oo uu diyaariyay Bill Brookman ayaa ka sheekeynaya nolosha caasimadda Muqdisho, waxaana jilayaasha ka mid ah gabar uu dhalay Allaha u naxariistee Dr. Elman oo lagu magacaabo Ilwaad Elman.

Bill Brookman ayaa sheegay in filmkan kharash badan kaga baxay, kaas oo ay wali la daalaadhacayaan.

Waxa uu intaa raaciyay in filmkan ay qeyb ka yihiin dhalinyaro Shabaab kasoo goostay oo dowladdu gacanta ku hayso.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog