Video: Daawo Qiso yaab leh, nin cunaya Dhagxaanta iyo carada aanan dayn karin.+(SAWIRO)

Sunday, April 13, 20140 comments

Ninkan oo dhushay dalka India ayaa qaba xanuun sida lasheegay aad ugu yar caalamka oo aan inta badan la’arkin. Ninkan ayaa xanuunkiisa wuxuu ku qasbayaa inuu cuno dhagxaanta, bulukeetiyada, iyo carada. sida uu sheegayo ninka oo la wareystay waxaa aad ugu adag inuu daayo cunista dhagxaanat oo aad halis ugu ah qofka bini-aadamka ah kuwaasoo xanuuno aad udaran laga qaado.

Ninkan ayaa sheegay inuu cuni jiray waxyaabahan layaabka leh ilaa waaguu 10 sano jir ahaa iska ghoyn waayay oo hada meeshuu tagaba laga yaaban yahay laguna maadeysto.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog