War Deg-Deg Ah: Dowlada Somalia Oo Sheegtay in ay Cali Dheere Ku Dishay Dagaal & Wareysi Qaabka Wax U dheceen ?

Thursday, April 10, 20140 comments

Dagaalo Xoogan oo gelinkii danbe ee Caawo dhacay Deegaanka Ceel Garas ee Gobolka Galgaduud  Ayaa dawalda Soomaliya waxay ku Sheegtay inay ku dhishay Saraakiil ka Tirsan Kooxda Al shabaab.


Gudoomiyaha Degmadaasi ee Dawalda Soomaliya oo La hadlay Idaacada Kulmiye Ayaa Faah Faahiyey Khasaaraha ka dhashay Dagaalka, Wuxuuna sidoo kale Sheegay Inay Dileen Afhayeenkii Al-shabaab Sheekh Cali Dheere.

Si Kastaba Horay ayaa waxaa  uboonoobay Sheegashadii Dawlada Kenya ee Ahayd Inay Dileen Cali Dheere, Waxaana Walaac laga Qabaa Haatan Sheegashada Dawlada Soomaliya












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog