Habka Ugu Wangsan Raaxo Looga Haqab tiri Karo Haweenka Uurka leh, May 14, 2014

Wednesday, May 14, 20140 comments


Dad badan ayaa isweydiinaya in galmada oo lasmeyo Xiliga ay Haweenku Uurka leeyihiin aysan Fiicneyn Balse sidaa Mahan Xaalka oo wax dhibaato makeneyso,hadii haweneyda Uurka leh aysan Horay uga sheegan ariamahaan.

Ilmaha oo kasoo dhicisooba,dhiig ka yimaada Xiliga ay uurka leedahay iyo biyaha dhalmada oo ka Yimaadaan,iyo in Ninka oo ka sheegta Xanuunada laga qaado galmada waana keenayaan mana Fiican.

Waxa Xusid Mudan in Sadexda bil ee ugu Horreysa Uurka ay Haweenku ka sheegtaan Laba-labada ,Matag iyo Cuntada oo ay qaadan wayaan,Xiligaas Haweenku majeclo in Loo galmoodo.

Balse Bisha 4-aad oo Xubinta Haweenka ay qaleel tahay Xiligaas Raaxo ayay u baahanyihiin oo Jugta Malabyarowga Si fiican ayay uga Helaan, dhaqaatiirta qaar ayaaba ku talinaya in galmoodka uu wanagsanyahay Xiligaas.
Waa kan Habka ugu Fiican ee Loogu Galmoodo Haweenka Uurka leh.

Habab kala Duwan ayaa Haweeneyda Uurka leh loogu tagi karaa iyadoo la ilaalinayo Ilmaha uurka Jiifka oo waxba la gaarsiineyn.
Habka ah In Naagta Dhinac-dhinac u jiifato Ninkuna Malabayarowgiisa gadaal kasoo geliyo iyadoo Haweyneydu ugu aadineyso waana sahlantahay oo Ilmaha wax magarayaan oo Malabyarowga Ninka madhaafayo bishimaha Xubinta taranka iyo darbiga hoore ee Xubinta taranka Haweyneyda.

In Xabadka Kor u jeediso sida Caadiyan la adeegsado Laakiin waa in qeybta dambe ee Haweneyda ay sara u qaadaa oo Barkin ama wixii kale oo la heli karo la geliyo Waxaana Muhiim ah in ninku uusan Xooga u garaacin.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog