Gabar Soomaaliyeed ayaa waydisay Sh. Shibille oo kamid ah Culmaaudiinka Soomaaliyeed su’aal culus oo ku saabsan noolashadayda iyo arin dambi ah oo ay sameysay.
Gabadha oo aan magacayga qarinay ayaa wadaadka waydisay “Sheekoow waan Sineystay ninkayga ma u sheegi karaa “ iyo sh. Oo si wanaagsan ugu jabaabay
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
.jpg)