Daawo wiilaal Soomali ah oo dhegaha ka Garaacay dumar (Waxan horay loo arag)

Friday, June 20, 20140 comments

Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinayaa Muuqaal Qosol badan oo laga Sameeyey Joojinta qaadka dalalka yurub Iyo Soomaalidii Muqayiliinta aheyd.

Rag badan oo Soomaaliyeed Ayaa sida la Wada og yahay Cuna Qaadka Waxayna Inta badan Qaarkood saameyn Ku yeelatay Iyaga iyo Xaasaskooda kadib markii qaadkii la waayey. Bur-Bur Qoys Ayay Sababi kartaa Joojinta qaadka Sida Aad Ku daawan doontaan Muuqaalkan Qosolka badan Hadaba nala daawo Waxa meesha ka dhacay.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog