MUUQAALKA: Ciil badanaa, saxiibaday ninkeygii ayay ila guursatay kadibna anigii ayuu i furay

Tuesday, June 10, 20140 comments

Mid ka mid ah hablaha Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha ayaa umadda Somalida ka codsanaysa inay kala taliyaan arrin cajiib ah oo iyada haysata.

Haweeneeydaan ayaa sheegtay in gabar ay saxiibo ahaayeen tan iyo yaraantoodi ay ku samaysay arrin aysan ka filaynin tasoo ah inay la guursatay ninkeedii ay aadka u jeclayd.

Haweeneeydaan ayaa hada garoob ah, waxayna haysataa 3 caruur ah oo ay u dhashay ninkii saxiibadeed ay ka dul qaaday. Hooyadaan soomaaliyeed ayaa rabta in lagala taliyo  labadaan qodob midkii ay raaci lahayd:

1. inay guursato ninkii ay kala tageen saxiibkiisa oo iyada guur ka dalbaday?

2. Inay ku noqoto ninkeedii hore oo ay isku daydo inay kasoo  ceshato saxiibadeedii?














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog