VIDEO: Cayaartoyda Muslimiinta ee ka xamaasha horyaalka Ingiriiska

Sunday, June 8, 20140 comments

Waxaa halkaan idin kugu soo gudbineynaa muuqaalka iyo magacyada cayaartoyda Muslimiinta ee ka xamaasha dalka Ingiriiska.

Cayaartoyda Muslimiinta ee ka xamaasha dalkaasi Ingiriiska ayaa ah kuwa markaasi u kala cayaara naadiyada waa weyn ee heerka koowaad iyo heerka labaad, waxaana ay yihiin kuwa diintooda ku dhegan.

Cayaartoydaan muslimiinta ee ka xamaasha Ingiriiska ayaa caan ku ah inay sujuudaan,marka ay gool dhaliyaan, taasi oo ay ku muujinayaan faraxadooda.














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog