WAREYSI:TARSAN oo gaaray Maraykan Sir culusna Kashifay “Hub inta lagu dhex Gadayo MUQDISHO Iyo Xaqiiqda

Monday, June 23, 20140 comments

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ku sugan haatan wadanka maraykanka ayaa waraysi xiiso badan wuxuu siiyey Tv-ga Universal.

Tarsan ayaa daboolka ka qaaday arimo badan oo Qarsoonaa, Sidoo kale waxaa la hor dhigay Su’aalo adag oo bulshada soomaliyeed maankooda ka guuxayey in badan.

Waxaa sidoo kale uu siwayn uga hadlay arimaha magaalada Muqdisho ee caasimada somaliya, ee nala daawo waxa kala qabsaday Wariye Sakariye Aadan.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog