Fanaanada caana Ku Ahayd Heesta Kampala ee Ayaan warsame Shire ayaa Shaacisay inay isaga baxday fanka Soomaaliga Kadib markii Mucjiso la Tusay iyadoona Sheegtay inay aragtay Mucjiso u bahan in wax lagu qaato isla Markaasina Ay Isaga baxday fanaanadani Dhanka fanka Soomaaliga.

Ayaan warsame Shire ayaa Hees Aad u Soo Shaac baxday Qaaday isla Markaasina aad U jeclayeen heestaa KAMPALA oo Sanado ka Hor aad usoo Shaac baxday. Fananadani ayaa Bogeeda facebooka Ku sheegtay inay kala Kulantay wax ugu filan inay wax badan kaga qadato Inta Ay Fanka Ku soo jirtey.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com