Gabadhii madaxeeda buufsamay oo caafimaaday: Video+Sawirro

Monday, July 28, 20140 comments

Roona Begum waxay ku dhalatay biyo madaxa kaga jiray kuwaasoo marba mar isa sii abuurayay, iyadoo culeeskeeda markii laba loo qeybiyo uu qeyb ahaa madaxeeda oo kaliya.

Isbadal la yaab leh ayaa ku dhacay kadib markii Qaliin lagu guuleystay lagu sameeyay labo jeer, kaasoo ka dhacay isbitaalka New Delhi ee dalka India jimcihii lasoo dhaafay.roona-india Roona ayaa cabirka madaxeeda gaaray 94 centimetres, kaasoo halis geliyay nolosha gabadhan Labo sano jirka ah oo cudurkan la yiraahdo hydrocephalus la ildarneyd tan iyo markii ay dhalatay.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog