Saxiibow Hadii Aad Gabadha Afartan Qodob Ku Aragto Ogow Way Kujeceshahaye

Tuesday, July 8, 20140 comments

Qalbiga ninka ma ah mid sidaa u sii adag kaliya waxaa lagaaga baahan yahay in aad fahanto habka ninkaada iskuna day in aad soo jiidato dareemihiisa ka hor caqligiisa.

Ogaaw ninka ragga waxa uu isku hareeryay silig waxa uuna iska muujiyaa awoodo balse ogaaw waa cunug yar oo waxa uu kaaga baahan yahay in ad ula dhaqanto hab dareeylid iyo jaceyl ku saleysan , waxaadna raacdaa talooyinkaan.

1: Gabaryaheey u muuji ninkaada sida aad ula tacajubsan tahay isla markaana sida uu awood ugu leeyahay in uu u dulqaato dhibaatooyinka iyo qadarinta aad u hayso.

2: U muuji sida muuqaal ahaan xitaa ad ugu qanacsan tahay iyo habka uu libsato iyo noocyada dharka uu xirto.

3: Una sheeg mar waliba in aad jeceshahay in aad maqasho codkiisa sidoo kalana aad ka hesho qaabka uu u dhoola cadeeyo..

4: U muuji in aad heshay ninka u qalma noloshaada kaasina uu yahay isaga , waxaad ogataa in maqalka erayadan ay ninkaada siinayaan kalsooni hor leh.

Wargelin dhamaan Akhristayaasheena sharafta badan waxaan la socodsiinaynaa in wararkii iyo barnaamijyadii xiisaha lahaa ee aad nooga barateen aan idiinku soo gudbi doonaa Shabakadaan IN SHAA ALAAH ha moogaan in aad nasoo booqato goor kasta iyo Goob kasta oo aad joogto mahadsanid.






_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog