Shan sano jir geesi ah ayaa aabihiis u tababaraya ganacsiga qoyskooda ku dhisan ee ciyaar siinta Yaxaasyo lagu xanaaneeyo beer loo soo dalxiis tago.
T-Mike Kliebert oo ah Aabaha Shan sano jirkan ayaa wuxuu u tababaraa sidii uu u sii wadi lahaa howsha dhaxaltooyada ah ee halista badan, taasoo ah ciyaar siinta Yaxaasyo halis badan.geesi-yaxaasWiilkan yar oo lagu magacaabo Blaise ayaa si geesinimo leh ula ciyaara Yaxaasyo waaweyn iyo kuwo yaryar, kuwaasi oo awoowgiis uu ku beeray beerta ay hadda ku nool yihiin oo loo soo dalxiis tago, kana helaan dhaqaale fara badan.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com