Gabar Cadaan ah oo qaadeyso hees soomaalin ah oo aad u macaan, gabadhaan waxa ay aad u xiiseysaa heesaha soomaaliga ah waxa ay ayna barta youtube ay soo dhigtay video ayada oo qaadeyso heesta.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com