VIDEO : TV-ga Qaranka Somaliyed Oo Markii Ugu horeysay Xafiis Ka Furatay Haregeysa ..

Monday, July 28, 20140 comments

Tv-ga Qaranka soomaliyeed ayaa markii ugu horaysay ay u suurto gashay Inbuu Barnaamijka Ciida ku waraysto Fanaaniinta Caanka ah ee Xidiga geeska ee ku sugan magaalada Hargeisa.


Wariyaal ka socda Warbaahinta Qaranka ayaa waxay Gaadheen magaalada Muqdisho sidoo kalana waxay kusoo qabteen Barnaamij Xiiso badan oo ay ugu tala galeen Habaynka ciidka.

Hordhaca Barnaamijka iyo Qaarkamida Fanaaniinta ka heesaya ayaa laga soo daayey Tv-ga Qaranka sidoo kalana waxaa Lasoo geliyey Bartiisa Youtube-ka.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog