Taliyaha Ciidanka Booliska Dowlada Somaliya Sareeye Guuto Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo Maanta Shir Jaraa id Uqabtay Warbaahinta Ayaa waxaa uu Kahadlay Amaanka Dalka Somaliya.
Waxaa uu Taliyaha Sheegay in Amanka Dalka uu Soo Hagaagayo Xiligana uu Aad ugu Wanaagsan YahaySidii Hore Ciidamaduna Ay Weli Wadaan Sidii Ay Uxoojin Lahaayeen Amaanka Guud Ahaan Dalka.
Taliyaha Ayaa Shacabka Kadalbaday In Ay Lashaqeyaan Ciidamada Amaanka Si Looxaqiijiyo Amniga Dalka isagoona intaa Raaciyey In Shacbka Wada Shaqeyntooda La’aantii Aanu Ciidanka Amniga Waxba Qabankarin.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com