Wariye Aamina Muuse weheliye oo dhowaan ku biirtay Tv-ga Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxay ka biloowday Barnaamij Cusub oo la magac baxay BANDHIGA AAMINA.
Barnaamijkaan ayaa markiisii ugu horaysay waxaa Lagu waraystay Aamina Mursal oo horay dawladii dalka soo maray uga soo noqotay, Wasiir Iyo Xildhibaan, sidoo kalana hada ka shaqaysa Xafiiska RW Cabdiwali Sheekh.
Aamina ayaa waxaa laga waraystay arimo badan oo muhiim ah, sidoo kale Qarax Loogu gaystay magaalada muqdisho, Qaabkii ay uga bad baaday, sidii 3 qaybood u noqday ninkii la socday.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com