Erayga Furiin qof walba waa dareensan yahay micnaha uu wato waana mid aan la wada jecleen balse lama huraan ah marka uu yimaado si labada qof ee is furaya ay u kala nabad helaan.
Sabab keenta ayaa jirta waana mid inta badan marfka eraygaas uu Ninka ku dhawaaqo labada qofba dareen ahaan noqdaan mid niyad jabsan.
1. Dagdagsiimo: Lamaanaysha oon in badan qibrad iyo aqoon uleheen Macnaha rasmiga ah ee Guur inkastoo guurku yahay nolosha runta ah cidii uu ka halaabana ifka aanan ku raaxeesan.
2.Kalsooni: Kalsoonida waa shey aad u muhiim ah Lamaanayasha isla wadaagaya Nolosha ma helaan kalsooni la’aan nolol buuxda iyagoo erey iyo afxumo ku dhameesta inta ay isla joogaan ugu danbeyna ku kala taga halkaas.
3.Eedda: Lamaanayasha isla wadaagaya nolosha waxa muhiim ah iney is tix galiyaan ereyga & eeda joogtada ahi waxa ay sababeysaa naceeb labada qof kala geeya halkaasna waxa ka dhasha Furiin.
Hadaba waxaa Furiinka keena oo aan soo xusnay ayaa waxaa jira in Kalsooni darada uu yahay qodobka ugu weyn ee furiinkaasi dhiiri galiya oo labada qof midkoo marka kalsoonida ka dhamaato uu qanaaco ka dalbo Furiinka
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com