Deegaanada ay Dowladda ka qabsatay Alshabaab ayaa waxaa laga soo sheegayaa in in dadkii ay wali ka cabsi qabaan in Al shabaab ay markale ku soo noq daan Degmooyinkooda, Sidaasi daraadeedna ay wali dhagaysanayaan Amarkii Alshabaab oo ahaa in ay Magaalada ku soo noqon karin Ama Xarumahooda Ganacsi aynan furi karin.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com