Nimco Cawke Oo Ah Gabadh Uu Dhalay Wariayaha Caanka Ah Axmed Xasan Cawke ayaa Ku Biirtay Fanka, Waxayna Heesna Ka Qaaday Xaflad Ka Dhacday Sweden.
Nimco ayaa wuxuu codkeedo soo Jiitay dadwayne badan oo Soomaaliyeed kuwaasi oo ku sugnaa goobta, waxaana loo isbadalay Jawiga goobta iyoodana loo wada istaagay.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com