Naag lagu furay arimo cajiib ah -Iska Ogow

Sunday, September 7, 20140 comments

Haweeneydaani ayaa lagu furay Qodobo 8 ah oo ka yaabiyay dadka kunool Magaladda Muqdisho gaar ahaan inta ka ag-dhaweyd lamaanahaani Mucjisada ah kadib markii Haweeneydaasi ay ka talaabsatay Qodobadii lagu guursaday oo ahaa sida:-

1- Qosol badan oo laga mamnuucay
2- is carfinta oo laga mamnuucay
3- Asxaabta badan oo laga mamnuucay
4- Labiska oo laga mamnuucay
5 Cunitaanka badan oo laga mamnuucay
6- Guri hagaajinta badan oo haweeneydaasi laga mamnuucay
7- Isticmaalka Suulida badan oo laga mamnuucay
8- Booqashada ehelkeeda oo laga mamnuucay

Hishiiska arooska ayaa waxa uu kamid ahaa in Haweeneydaasi aysan jabin 8-Qodob Hayeeshe ninka ayaa la sheegaya in uu ahaa Ruux aan dhameystirneen Caqligiisa waxa uuna wanaag u arkay in Haweeneydaasi oo ah xaaskiisa inuu ku xiro ama la meel dhigo inaysan jabin 8-Qodob oo kor ku xusan.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog