Tilmaam Nolol: Xiligan Oo kale qoftaada way kacsan tahay ha moogaan

Wednesday, September 3, 20140 comments

Inta badan dumarku way xishood badan yihiin, siiba arrimaha galmada sida nimanka oo kale u caddaysanyaan inay galmo u baahan yihiin way yaryihiin siiba kuwa da’da yar oo u dhexaa 15 ilaa 29 marka haddii ay u baahan tahay xaaska galmo waxaa laga dareemaa waxyaalo ku tusinaya inay diyaar tahay waxaa ka mid ah :

1- inay is qurxiso oo dhar fiican ay soo qaadato oo ay ninkeeda sugto hadduu maqan yahay

2- inay kaftan farakacayaar ah la gasho ninkeeda markii ay la joogto

3- inay dhar khafiif soo qaadato sida diraca oo kale iyadoo aan hoos wax ka gashanayn oo ninkeeda sidaa ku soo ag fariisato ama hortiisa ku foofoorarsata iyadoo si daran baryaheeda u muujinaysa oo iska dhigaysa inay wax dhulka ka gurbinayso

4- inay ninka ku tiraahdo dhabarka baa la iga hayaa ee ii riixriix
dabcan ninka wuu iska fahmi karaa waxa ay rabto isagoo aan kaali oran buu weerarayaa.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog