Video: Ajakis oo si qosol leh oo kaftan ku jiro sir badan u shaaciyey Ilka Case iyo Maki Xaaji Banaadir oo saxiixay

Monday, September 1, 20140 comments

Majaajiliistaha Soomaaliyeed ee caanka ah Ajakis ayaa barnaamijkiisa Faaliyaha Qaranka ee ka baxa Taleefashinka Universal kusoo qaatay islamarkaana ku amaanay dedaalka Turkiga ee Soomaaliya, isagoona warbixin ka hadleyso kusoo daray.

Ajakis ayaana Soomaali badan oo caalamka ka qosliyay, kadib marki uu sheegay in Turkiga uu dambiil Duca ah kala tagay Soomaaliya, balse uu ku reebay Deeq.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog