Video : Haweenkii Amisom Muqdisho Ku Kufsatay oo Cadeymo lasoo Bandhigay

Tuesday, September 9, 20140 comments

Haayada udooda Xuquuqda Aadamiga ee Human Rights Watch, ayaa l sheegay in Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM jooga Magaalada Muqdisho ay kufsi u geysteen Haween soomaaliyeed oo deeqo u raadsaday Xarumaha ay ka howlgalaan Ciidamadda AMISOM ee Magaalada Muqdisho.


Warbixinta , ayaa waxaa lagu cadeeyay in Ciidamada AMISOM ay kufsi awood ah u adeegsadaan Haweenka barakacayaasha ah ee gargaarka ka raadsada Xarumaha AMISOM ee laga bixiyo deeqaha gargaarka ah. Waxaana magaalada Nairobi lagu soo bandhigay Tirada dadka ay kufsadeen AMIISOM gaar ahaan Ciidamada Uganda iyo Brundi.







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog