Wiil 9-Sano Jir Indhoole ah oo Caan ka noqday Dalkiisa iyo meelo badan!(Daawo Waxa uu sameenayo Wiilkan)

Wednesday, September 10, 20140 comments

Wiil 9-sano jir Indhoole ah una dhashay Dalka Bolivia ayaa caan ka noqday dalkiisa iyo meelo badan oo caalamka kamid ah kadib markii uu wiilkan lasoo baxay xirfad usuurto galisay in magaciisa uu shaac baxo.

Jose Andre Montanho oo ah Wiil 9-sano jir ah oo kunool caasimadda Bolivia ee La Paz, ayaa lagu tilmaamay in uu yahay Wiil mucjiso ah oo si aan caadi aheyn u bartay, tumista aalada Biyaanada loo yaqaano.

Wiilkan yar ayaa Habeenkii Boqolaal qof waxa ay u yimaadaan Dhageesiga iyo daawashada Muusigada Macaan uu garaaco, waxaa wiilkan sidoo kale la shaqeeya tobaneeyo qof oo howlwadeeno isaga u ah.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog