Waxaa Inta badan la Gudbiyay Xubnaha kamidka Noqonaya Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya kuwaa oo la filayo in saacadaha soo aadan lagu dhawaaqo dadka sida Rasmiga ah uga midka noqonbaya Baarlamanaka Cusub.
Baarlamaankan ayaana waxaa kubadan Ragii iyagu horey uga Tirsanaa Baarlamaanka Waqtigiisa uu dhamaaday iyo sidoo kale Xubmno kale oo Dowlada Wasiiro ka ah iyo Madxda sare ee Dowlada KMG oo iyana Liiska qeyb ka ah.
Waxaana Halkaan idinkugu soo gudbineynaa Qara kamid ah Magacyada Dadka Samaeynta leh ee kujira Magacyada la gudbiyay ee Baarlamanakan Cusub ay ugu horeeyaan Sadaxda Masuul ay Dowlada ugu sareeya oon xog ku helnay in Liiska ku jiraan.
1-Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
2-Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas
3-Shariif Xasan Sheekh Aadan.
4- C/samad Macalin Maxamuud
5- C/wahaab Ugaas Xuseen
6-Maxmed Qanyare Afrax
7-Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe)
8- Sheekh Cabduqaadir Cali Cumar
9- Profossor Maxamed Cabdi Gaandhi.
10-Mustaf Dhuxuloow
Waxaa jira Xubno kale oo Caan ah kana mid ah Dadka sida weyn looga yaqaan Soomaaliya oo kujira Liiska Baarlamaanka Cusub hasa ahaatee aysan inoo suurtoobin in ana helno cilada wali ka jira Gudbinta Baarlamaanka Cusub.
Hasa ahatee 10-Qof aan soo gudbinay ayaa kamid ah Shakhsiyaadka ugu caansan ee kujira Liiska Xildhibaanada la gudbiyay inkastoo ay suurto gal tahay in qaarkood laga reebo ama isbadal lagu sameeyo ,inagoona dib idinkaga soo gudbin doono Shkhsiyaadka kale aan helno Magacyadooda.
Allbanaadir.com