Daawo Muuqaal Ahaan Zamzam Maxamed Faarax iyo Maxamed Xasan oo Codsaday in aan Soomaaliya Dib loogu Celin London iska joogaan

Saturday, August 11, 20120 comments

Wasiirka u qaabishan Dowlada Ingiriiska horumarinta arimaha Africa oo ku qaabilay Zamzam Maxamed farax iyo Maxamed Xasan xarunta wasaaradisa. Zam zam Maxamed Farax iyo Maxamed Xasan ayaa ka codsaday wadanka Ingariiska in nabad galyo siyaasadeed la siiyo madaama loo han jabay oo Facebooga iyo taleefanada loogu hanjabay lana dilaayo hady Soomaaliya tagaan.

Wali macada siday ka yeeleyso codsigooda ay ku dalbadeen nabadyo siyaasadeed in la siiyo labadas oradaa oo Soomaliya ka yimid iyadoona horay loo sii sadilinaayey in ay is dhibayaan madaama nolol ka jirin Soomaaliya Zam zam Maxamd Farax iyo Maxamed Xasan ayaa kala ordayey 400 Mitir iyo 1500Mitir iyagona ka galay ciyaaraha olonbikada kaalin hooseyso oo Soomalida ku farxin in kastoo ay sameyeen dadaal badan arintaan waxay dhabar jab ku tahay gudoomiyaha Olonbikada somaaliyed
.

Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog