Wareega Labaad ee Doorashada Gudoomiye Kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka oo dib u bilaabatay

Tuesday, August 28, 20120 comments

Waxaa dib u bilowday Wareega labaad ee Doorashada Gudoomiye kuxigeenka Koowaad ee Baarlamanaka Soomaaliya kadib markii ay isku soo hareen ilaa 4-Musharax .

Wareegii hore ee Doorashada waxaa ka qeyb galay ilaa 10-Musharax hasa ahaatee waxaa ku haray wareega hore ilaa 6-Musharax oo helay natiijooyin aad u yar yar.


Hada waxaa isku soo haray afarta Musharax ee ugu codka badan doorashada Gudoonmiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaaaka Soomaaliya kuwaa oo hada ku tartamaya in ay ku kala baxaan Doorashada .


Raga tartamaya ee isku soo haray ayaa ayaa ka la ah.


Cabdi Wali Ibaarhin Muudey
Jeylaani Nuur Iikar
Bashiir Maxamed Jaamac
Maxamed Cabdi Xayir Maareeye


Waxii Warar ah ee kusoo kordha Doorashan kala Soco Warkayaga Dambe Insha Allah

Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog