Waxaa Goordhaw soo dhamaatay Wareegii labaad ee Doorashada Gudoomiye kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaan Soomaaliya ay iskugu soo hareen ilaa 4-Musharax oo kasoo gudbiyay Wareegii hore ee Doorashada.
Gudiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhaw Shaaca ka qaaday sida ay codadka u kala heleen afarta Musharax ee ku tartameysay Gudoomiye kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Codadka ayaa look ala helay sida tan
1) Jeylaani Nuur Iikar 91-Cod
2)Cabdi Wali Ibaarhin Muudey 58 Cod
3)Bashiir Maxamed Jaamac 30-Cod
4)Maxamed Cabdi Xayir Maareeye 30-Cod
Cabdi Wali Muudey ayaan sheegay goordhaw in uu u tanaasulay Saaxiibkiis Jeylaani Nuur Iikar iyadoona Musharixiintii kale naftooda sheegay in ay ku sharfeen Jeylaani in uu Noqdo Gudoomiye kuxigeenka 1-aad Baarlamanaka Soomaaliya.
Waxaana sidaasi Gudoomiye kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Jeylaani Nuur Iikar , mar uu hadlayna wax uu sheegay in uu u mahad celinayo kuwa doortay iyo kuwa u tanaasulay.