Ciid wanaagsan dhamaan umada musliminta ah gaar ahaan dadka soomaliyeed waxan idin leehay kulucam waa antum bil kheyr. waxaan kalo somaliya u rajeyneynaa dowlad wanaagsan iyo wadankeenii oo nabad galya ah ciidaan ciideeda aan ku wada ciidno carigeena inshalah.
Dadyowga Muslimiinta ayaa u dabaaldagaya munaasabadda ciidul-Firtiga kaddib markii ay dhameysteen bisha ramadan.
Muslimiinta ku nool daafaha dunida ayaa xilliyada ciidda sameeyo xafladdo iyo munaasabaddo lagu xuso ciidda.
Soomaalida ayaa dhinacooda si weyn ugu diyaargaroobay dabaaldagga ciidda.
gubtanews waxay aqristayaasheeda leedahay Ciid Wanaagsan, waxayna ciiddan ciideeda u rajaynaysaa Nabad iyo horumar umada Soomaaliyeed meel walba ay caalamka ka joogaan kulucam antum bil kheyr.