Nin Ingiriis ah oo Sanka, dhegta, Afka iyo indhaha duran jiray oo Islaamay iyo Ninkaan oo iminka Nasteexada Rabbi ka sheekeenaya

Thursday, August 30, 20120 comments

Horaa loo yiri Ilaahiis Hanuuniyaa Hanuuna,Abdul Malik waa nin u dhashay dalka UK oo dhawaan Islaamay balse Wadaadkaan waxaa weli ka muuqda jirkiisa dhibaatooyinkii uu isku geeystay intii uusan Islaamin .
Ninkaan oo markiisii hore ahaa qolooyinka loo yaqaan ama la shaqeeya the Rock Music waxa uu ka durnaan jiray Sanka,Dhegta Indhaha-korkooda waxaana sidoo kale Jirkiisa marsanaan jiray Shaabada la isku buufiyo ee aan ka go´in jirka beniaadanka taas oo ilaa hada ka muuqato Gacmihiisa.

Abdul Malik waxaa ilaa iminka Duleel uu ka muuqadaa Dhegihiisa oo horay u durnaan jiray balse Shaqsigaan oo uu Illaaheey soo hanuuniyay ayaa iminka deeystay Gar weeyn wuxuuna maalin walba dhex fadhiyaa Masaajidada kaasoo saaxiibadiisii hore ugu yeeray inay qaataan Diinta Islaamka.

Halkaan ka Daawo Nasteexada Ilaaheey iyo Abdul Maalik oo ka sheekeenaya Dhibaatadii hore

Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog