Safiirka Soomaaliya Ee Dalka Kenya Cali Ameeriko oo Raashin Mucaawino ah gaarsiiyay Islii (Daawo Video oo Muuqaal ah)

Sunday, August 5, 20120 comments


Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa maanta Raashin Mucaawino ah gaarsiisay qaar ka mid ah dadka ku dhibaateysan Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi oo ay si gaar ah u degaan Soomaalida.

Safiirka Soomaaliya ee Wadanka Kenya Max’ed Cali Nuur Ameeriko ayaa gacantiisa ugu qeybiyay dadkan dhibaateysan Mucaawinadaan oo laga soo uruuriyay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee Kenya ku nool.

Mucaawanidan ayaa waxaa loogu tala galay in lagu kaalmeeyo dadka tabaaleysan xilligaan adag oo lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.


Halkaan Ka Daawo Qeynbinta Raashinkan iyo Hadalo ay goobta ka jeediyeen Danjire Cali Ameeriko iyo qaar ka mid ah dadkii Mucaawinadaan sida gaarka ah usoo uruuriyay.
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog