War Deg Deg Ah Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo hada bilaabatay iyo Codkii ugu horeeyay oo Dhiibtay Gudoomiyaha KMG

Tuesday, August 28, 20120 comments

Waxaa hada Bilaabatay Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee u tartamayaan ilaa 5-Musharax oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaa uu nin waliba doonayo in dhankiisa guusha raacdo.

Waxaa Hoolka uu kasocoto Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo kuxigeenadiisa xiligan Xaadir ah Inkabadan 250-Xildhibaan kuwaa oo maanta kala dooran Doono Gudoomiyaha Koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo labadiisa ku xigeen.


Codbixinta ayaana hada toos u bilaabatay waxaana codkii ugu horeeyay dhiibtay Gudoomiyaha KMG ee Baarlamanaka Soomaaliya Jeneral Muse Hassan Abdulle


Waxaana ku guuleesan doono Musharixii helaa 139- hadii la waayana waxaa wareega labaad u gudbi doona wareega labaad si mar kale loo kala saaro ,wareega sadaxaad hadii la isla gaari waxaa u gudbi doono musharixiinta hela tirade cod bixinta ,wareega ugu dambeeya ayana lagu kala hari doonaan Musharxii cod dhere ku gudbo.
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog