War Deg Deg Ah Maxmakada Sare ee Dalka oo go’aan kama dambeys ah ka qaadatay Hogaamiyaasaii Kooxaha ee loo diiday Baarlamaanka

Tuesday, August 28, 20120 comments

Waxaa goordhaw Maxkmaada sare ee Dalka ku dhawaaqay xukun saacadihii lasoo dhaafay laga dhoorayay oo ku aadana in ay go’aan maxkamadu ka gaarto Xubnihii Hogaamiyaasha Kooxaha iyo xubno kale oo loo diiday in Baarlamaanka Soomaaliya.

Abuukaate Ceydiid ilko Xanaf Gudoomiyaha Maxkmaada sare ee Dalka ayaa ka dhawaajiyay in Ragii dacwadooda loo sii gudbiyay ay gudiga Farsamada soo celiyeen markii ay eegeen dawcadaha loo heesto baaritaana kusameeyeen ay usoo baxeen in aysan dambi laheyn Maxmkaad xukunta aysan jirin.


Maxkmadaa ayaana ku dhawaaqday in Hogaamiyaasha Kooxaha iyo Xubno kale ay gudiga soo celiyeen aysan Dambiilayaal aheyn ayna xaq uleeyihiin Baarlamaanka Soomaaliya ayma kamid noqdaan ayna kamid noqonayaan.


Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Dalka Ceydiid ilko Xanaf ayaa si kulul u weeraray Gudiga Farsamada uu ku sheegay in faraha la galeen arimo aan shaqadooda aheyn sidoo kale aysan hor imaan Maxmkada sare ee dalka si ay jawaab uga bixiyaan sababaha ya usoo diideen Xubnahan.
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog